Wadada ku qulqul
qosolka beetiyo
qalbi jileecay
nagu qaladayan
markaad qadarisno
qiimo u yeeshan
qab weyni yeesheen
ha igu qaraarine
iga quusoo
iima qalantide
wada qul qul
DurdurMusic
yada qabowso
qofaan ku rabin
layskuma qorqoro
qandhada jacayl
hore kuugu qaada
ila qaybsan weydee
ha igu qaraarine
iga quusoo
iima qalantide
wada qul qul
DurdurMusic
markaad qurxoontoo
qoortaadu dheer tahay
qalanjay ku dhahayaan
qoys markaad u noqtoo
qiimo u yeeshay qaloocanyan
ha igu qaraarine
iga quusoo
iima qalantide
wada qul qul
hiidarood waryaaa
hiidarood waryaaa
hiidarood waryaaa
wada qul qul