Bilada Quruxda

Artist: Maxamed BK

bayaan uma arag
bidhaanta ishoo
dushaan ka bartoo
dhagtaa bogatoo

adaa ku barabary
beyd wacanoo
hooy sahraay
amarka boqorkiyo
buuxiyey faroolkoo
burjikaa dadnimaa
ku dishaa hooy sahroo
basarka dumarkaad
bilicada dheer tahay